Yaa fuliyay Duqeyntii Diyaaradeed ee lagu dilay C/xakiim Dhuqub (War Saxaafadeed)

Taliska ciidamada Maraykanka ee AFRICOM ayaa xaqiijiyay in diyaaradahooda dagaalku ay duqayn ku dileen ku-xigeenkii guddoomiyaha ururka Daacish ee ka dagaalama Buurlayda Gobolka Bari ee Puntland. Maraykanku wuxuu sheegay in duqayntu ka dhacday tuulada xiriiro ee gobolka bari 14kii April. kaasi oo lagu dilay C/xakiim Dhuqub oo ururka Daacish u qaabilsan howlgalada, qorshaynta weerarada, dhaqaalaha … Continue reading Yaa fuliyay Duqeyntii Diyaaradeed ee lagu dilay C/xakiim Dhuqub (War Saxaafadeed)